Tartanka Duqa Minneapolis Oo Wajahaya Tirakoob Cusub
Tartanka duqa magaalada Minneapolis weli lama soo gabagabeyn, kadib markii aan la helin musharax helay codad ku filan si uu ugu guuleysto wareegga hore ee doorashada, taasoo keentay in lagu celiyo tirinta codadka iyadoo la adeegsanayo nidaamka “ranked-choice voting”. Natiijooyinka aan rasmiga ahayn ee wareegga koowaad ayaa muujinaya in Duqa hadda jooga Jacob Frey uu…