Maxamuud Maxamed Barre: Khilaafka Puntland Wuxuu U Baahan Yahay Xal Siyaasadeed, Ee Ma Aha Mid Ciidan
Boosaaso (Salmurux News) – Siyaasiga Soomaaliyeed Maxamuud Maxamed Barre, oo ka soo jeeda deegaannada Puntland isla markaana ah la-taliye ka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, ayaa ka hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee Puntland, gaar ahaan shaqaaqadii ka dhacday gobolka Bari. Wareysi uu bixiyay ayuu ku sheegay in dhacdooyinka ka dhacay deegaannada Puntland aysan ahayn…