Iskaashada, iskacaabiya dulmiga, iska diida dullaynta. Wax yar ayaa waqtigooda ka haray. Dawlad mahaa ee waa koox damiir…
Hadal Baraha Bulshada Lagu Baahiyay oo Dhaliyay Dood ku Saabsan Maamulka iyo Cabashada Bulshada Salmurux News — Hadal si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa lagu muujiyay dhaliilo culus oo loo jeediyay maamulka, iyadoo qoraalkaasi uu ka tarjumayo cabashooyin la xiriira dulmi, dullayn iyo xaaladda dadka danyarta ah. Qoraal si weyn loo hadal hayo: Qoraalka…