Dr. Muungaab Oo Mudnaanta 1aad Siiyay Amniga Caaasimadda Muqdisho
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa sheegay in amni iyo xasillooni ay yihiin tiirka ugu weyn ee qorshihiisa 100-ka maalmood ee hortabinta. Wuxuu hoosta ka xariiqay in amniga caasimadda iyo deegaanka ku hareeraysan ay mudan yihiin feejignaan, wada shaqeyn iyo qorshe mideysan. Dr. Muungaab ayaa tan u arka…