Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Gaaray Magaalada Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay…
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Gaaray Johannesburg si uu ula Kulmo Jaaliyadda Soomaaliyeed Salmurux News — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, kaddib casuumaad uu ka helay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool halkaasi. Wafdiga Wasiirka oo Gaaray Johannesburg:…