Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay la wadaagaysaa dhammaan hay’adaha Dowla…
Wasaaradda Shaqada Soomaaliya oo Shaacisay Fasaxa Maalinta Shaqaalaha Adduunka Salmurux News — 30 Abriil 2026 — Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta Sabtiga, 2-da May, loo aqoonsaday fasaxa Maalinta Shaqaalaha Adduunka, maadaama 1-da May ay ku beegantay maalin Jimco ah. Wasaaradda oo soo saartay ogeysiis rasmi ah: Wasaaradda…