Go’aanno Muhiim ah oo Ka Soo Baxay Shirka Ceerigaab
Shirka Ceerigaabo (Salmurux News) – Shirweynihii nabadda ee magaalada Ceerigaabo, oo uu gogoshiisa dhigay Madaxweynaha Somaliland, ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray go’aanno muhiim ah oo lagu adkeynayo nabadda iyo wadajirka bulshada gobolka Sanaag. Nuxurka War-Murtiyeedka Shirka Ceerigaabo War-murtiyeedka rasmiga ah ee shirka ayaa lagu sheegay in beelihii ka qaybgalay ay si…