Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid…
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Shir Istiraatiiji ah oo FIFA iyo CAF ku Yeesheen Canada Salmurux News — Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday madaxda xiriirrada kubadda cagta Afrika ee ka qayb galay shir istiraatiiji ah oo heer sare ah, kaas…