Libya, Algeria, Tunisia sign agreement to share Sahara aquifer water
Libya, Algeria iyo Tunisia oo ku heshiiyay maareynta biyaha ceel-biyoodka weyn ee Saxaraha Salmurux News — Libya, Algeria iyo Tunisia ayaa saxiixay heshiis cusub oo lagu maareynayo laguna wadaagayo biyaha kaydka weyn ee dhulka hoostiisa ku jira ee Saxaraha, tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo ilaalinta kheyraadka biyaha iyo ka hortagga isticmaalka xad-dhaafka ah. Heshiis…