Zohran Mamdani oo Ku Guuleystay Doorashada New York
New York (Salmurux News) Zohran Mamdani ayaa ku guuleystay doorashadii Duqa Magaalada New York, taas oo noqotay guul taariikhi ah oo astaan u ah isbeddel siyaasadeed oo weyn oo ka socda magaalada ugu weyn Maraykanka. Kadib dhowr maalmood oo la waday tirinta codadka nidaamka “ranked-choice”, Mamdani ayaa helay aqlabiyad buuxda isagoo ka adkaaday duqii horey…