Raysal Wasaare Xamse: “Dilalka ka dhanka ah askarta Qaranka waa fool xumo aan abid horey u soo marin dalkeenna.”

Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dilkii loo geystay lix askari oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka, kuwaas oo 26-kii bishan lagu dilay deegaanka Ceel Baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dilkaasi ayaa la sheegay inuu salka ku hayay aano qabiil. Raysal Wasaaraha ayaa falkaasi ku tilmaamay…

Read More

Puntland oo Shaacisay Inay Dishey 8 Dagaalyahan Ajaanib ah oo Ka Barbar Dagaalamayay Kooxda Daacish

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka dhacay deegaanka Dharjaale ee gobolka Bari, kaas oo dhex maray ciidanka dowlad goboleedka Puntland iyo dagaalyahano ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan buuraleyda Calmiskaad. Dagaalka ayaa billowday ka dib markii gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey lagu weeraray mid ka mid ah fariisimaha ciidamada Puntland. Weerarka…

Read More

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN XASAASI AH LA YEESHAY MADAXWEYNAHA JABUUTI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan rasmi ah kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada ee Jabuuti dhiggiisa dalkaas, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankan, oo ay ka qayb galeen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan labada dowladood, ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Jabuuti, xaaladda gobolka, iyo sidii…

Read More