Ghazala Hashmi oo Noqotay Haweeneydii Ugu Horreysay Muslimad
Richmond, Virginia (Salmurux News)Taariikh cusub ayaa laga qoray siyaasadda Mareykanka kadib markii Ghazala Hashmi, oo ah haweeney Muslim ah oo asalkeedu yahay Hindiya, ay ku guuleysatay xilka Ku-xigeenka Barasaabka Gobolka Virginia, taasoo ka dhigaysa haweeneydii ugu horreysay ee Muslimad ah ee ku guuleysata doorasho heer gobol ah oo ka dhacda dalka Mareykanka. Guul Taariikhi Ah…