Maamulka Gobolka Banaadir iyo Hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga iyo Horumarka
Wargeyska Wararka ee Salmurux Muqdisho, 10 Nofeembar 2025 – Wada shaqeyn cusub oo lagu xoojinayo amniga iyo horumarinta caasimadda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab), ayaa maanta xarunta Dowladda Hoose ku qaabilay Taliyaha Hawlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM Somalia), Jen. Marco Manzone. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii…