Senator Omar Fatah oo u Tartamaya Minneapolis
Minneapolis (Salmurux News) Magaalada Minneapolis waxay maanta u dareertay doorasho taariikhi ah oo xiiso badan, iyadoo musharraxa Soomaaliga ah ee Senator Omar Fateh uu noqday mid si weyn indhaha loogu hayo, maadaama uu matalayo jiil cusub oo doonaya isbeddel siyaasadeed iyo cadaalad bulsho. Inkasta oo Duqa hadda jooga Jacob Frey uu hoggaamiyay magaalada xilliyo adag,…