Soomaaliya oo ka laabatay Dhammaan Heshiisyadii Ay La Lahayd Imaaraadka Carabta.
Muqdisho (Salmurux News): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u joojisay dhammaan heshiisyadii ay la lahayd Imaaraadka Carabta, kuwaas oo ku saabsanaa dekedaha, amniga iyo difaaca, kaddib markii ay ku eedeysay Abu Dhabi ku xadgudubka madax-bannaanida, midnimada qaranka iyo go’aannimada siyaasadeed ee Soomaaliya. Go’aankan oo ay Isniintii shaacisay Golaha Wasiirrada ayaa yimid kaddib kulan…