Iskaahi cusub Imaaradka oo Taageeray Maamulka Gobolka Banaadir.
Muqdisho, Oktoobar 27, 2025 – Salmurux News — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah uga guddoomay Dowladda Imaaraadka Carabta laba gaari oo casri ah oo loogu talagalay dab-damiska iyo gurmadka degdegga ah ee Caasimadda. Deeqdan muhiimka ah ayaa qeyb ka ah iskaashiga soo jireenka…