Dib u furista Saddex Waddo oo Muhiim u ah Isu socodka iyo Kobcinta Dhaqaalaha Muqdisho
Muqdisho (Salmurux News) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah dib u furay saddex waddo oo muhiim ah oo horey u xirnaa sababo la xiriiray amniga. Tallaabadani waxay qayb ka tahay qorshaha ballaaran ee Dowladda Hoose ee lagu fududeynayo isu-socodka shacabka iyo horumarinta dhaqaalaha caasimadda. Waddooyinka la furay Waddooyinkan muhiimka ah ee maanta dib…