Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada XFS Cabdirashiid Maxamed Ducaale “Waxaan u nimid ka shaqaynta nabadda iyo mid…
Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada XFS oo Baaq Nabadeed u Jeediyey Bulshada Degmada Luuq Salmurux News — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamed Ducaale, ayaa sheegay in ujeeddada safarkooda degmada Luuq ay tahay ka shaqaynta nabadda, xasilloonida iyo midnimada bulshada deegaanka. Safar diiradda saaraya nabadda: Cabdirashiid Maxamed Ducaale ayaa sheegay in masuuliyiinta ku sugan…