كابوس مفاجئ.. هكذا تتجاوز مسيّرات حزب الله رادارات إسرائيل
Kabaha Amniga Israel oo Wajahaya Caqabad Cusub: Muxuu Ka Dhigan Yahay Kordhka Weerarada Drones-ka? Salmurux News — Warbixinno amni ayaa muujinaya in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee laga soo rido koonfurta Lubnaan ay noqdeen caqabad sii kordheysa oo hortaagan nidaamyada difaaca Israel, xilli xiisadda xuduudda labada dhinac ay weli taagan tahay. Caqabad ku soo korortay…