
Golaha Wasiirrada Israel oo Ansixiyay Heshiiskii Xabbad-joojinta Gaza
Dowladda Israel ayaa ansixisay heshiis cusub oo xabbad-joojin ah oo lala galay Hamas, kaas oo lagu heshiiyay in uu dhaqan galo Axadda, isla markaana maxaabiis la sii daayo. Go’aankan ayaa yimid kadib wadaxaajoodyo dheer oo socday saacado badan ilaa fiidkii dambe. Laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda midigta fog ayaa ka soo horjeestay heshiiska. Golaha…